Photos and video with hashtag #prayforparis

#prayforparis

  • 3.5M Photos
  • Small
  • Medium
  • Large
- 7 January 2015, ayaa weerar lagu qaaday Wargeyska kaso baxa dalka faransiisaka ee “Charlie Hebdo” waxaana laga dilay 11 qof, aduunka dhan argagax ayay galisay dhacdadani, 4 cisho ka dib, ku dhawaad 2 milyan oo faransiis ah ayaa banaan bax dhigay, 40 hogaamiye oo caalamka ka mid ahi way kala qeyb galeen, sidoo kale 70 milyan oo isticmaala Facebook waxay “Profile” koodii u badaleen calanka faransiiska, 400 oo milyanna waxay murugadoodi kala qeyb galeen Hash Tagan (#PrayForParis). Isla usbuucaas waxa ciraaq ku dhintay 40 qof, 43 qof ayaa Lebanon ku dhintay, suuriya waxa ku dhintay dad ku dhaw 400,000 qof. Suaasha iswaydiinta lihi waxay tahay; Qofka Reer Galbeedka ahi (Europe & USA) muxuu kaga qiimo badan yahay dadka kale? Markasta oo dhimashadu ama dilku sii daba dheerado waxa gabaabsi noqda la tacaadufka ama dareenka naxariista leh ee ay kugu yeelaynso naxdintan joogtada ahi, waana mid ay la qabsanayso naftaadu (Emotional Blunting) waxayna noqonaysa mid ay naftaadu la noolan karto. “Hadiiba lagu yidhaahdo waxaanu badbaadinay 205 qof halkii aanu ka badbaadin lahayn 206 qof, halka qof ee dhiman macno badan kuuma samaynayo, caqligaagu wuxuu xooga saarayaa tirada badan, qofkaasina waa adigo oo kale, lakiin lama tacaadufaysid”. Cilmi baadhistan waxaa sameeyay labada Saynis yahan ee Weber & Gustav Fechner oo ku takhasusay cilmiga Psychophysics. Dhimashada/Qaraxa dalalka reer galbeedku aad ayay u yartahay marka la bar bardhigo dunida kale, qiimaha qofku uu ku leeyahay waa qiimo sareeya sidaas awgeed qofku qiimo badan ayuu leeyahay, iyadoo Aadamuhuna uu dhaqaaleyo wax kasta oo yar (scarcity principle). Bulshadeenu waxay la tacaaduftaa dhibaatada ka dhaca dunida kale, balse lama tacaduufno dhibta ku dhacda somalida siiba Moqdisho, inagoo malin kasta maqalna qarax iyo dhimasho sida darteed waxay ka mid noqotay nolol maalmeedkeena, wax laga yaxyaxoodana maba aha, hadii aan ereryo kale ku tilmaamo waynu Bahalownay/dad cun, inagoo hoos marnay dugaagii (حيونة الانسان-ممدوح عدوان). Alle ha u naxariisto dadki ku dhintay Qarixii Muqdisho, alle cafimaad ha siiyo intii ku dhawaacantay. Qiimaha uu leeyahay qofka muslimka ahina xadiiskan ayaa koobsaday;
- 7 January 2015, ayaa weerar lagu qaaday Wargeyska kaso baxa dalka faransiisaka ee “Charlie Hebdo” waxaana laga dilay 11 qof, aduunka dhan argagax ayay galisay dhacdadani, 4 cisho ka dib, ku dhawaad 2 milyan oo faransiis ah ayaa banaan bax dhigay, 40 hogaamiye oo caalamka ka mid ahi way kala qeyb galeen, sidoo kale 70 milyan oo isticmaala Facebook waxay “Profile” koodii u badaleen calanka faransiiska, 400 oo milyanna waxay murugadoodi kala qeyb galeen Hash Tagan #PrayForParis ). Isla usbuucaas waxa ciraaq ku dhintay 40 qof, 43 qof ayaa Lebanon ku dhintay, suuriya waxa ku dhintay dad ku dhaw 400,000 qof. Suaasha iswaydiinta lihi waxay tahay; Qofka Reer Galbeedka ahi (Europe & USA) muxuu kaga qiimo badan yahay dadka kale? Markasta oo dhimashadu ama dilku sii daba dheerado waxa gabaabsi noqda la tacaadufka ama dareenka naxariista leh ee ay kugu yeelaynso naxdintan joogtada ahi, waana mid ay la qabsanayso naftaadu (Emotional Blunting) waxayna noqonaysa mid ay naftaadu la noolan karto. “Hadiiba lagu yidhaahdo waxaanu badbaadinay 205 qof halkii aanu ka badbaadin lahayn 206 qof, halka qof ee dhiman macno badan kuuma samaynayo, caqligaagu wuxuu xooga saarayaa tirada badan, qofkaasina waa adigo oo kale, lakiin lama tacaadufaysid”. Cilmi baadhistan waxaa sameeyay labada Saynis yahan ee Weber & Gustav Fechner oo ku takhasusay cilmiga Psychophysics. Dhimashada/Qaraxa dalalka reer galbeedku aad ayay u yartahay marka la bar bardhigo dunida kale, qiimaha qofku uu ku leeyahay waa qiimo sareeya sidaas awgeed qofku qiimo badan ayuu leeyahay, iyadoo Aadamuhuna uu dhaqaaleyo wax kasta oo yar (scarcity principle). Bulshadeenu waxay la tacaaduftaa dhibaatada ka dhaca dunida kale, balse lama tacaduufno dhibta ku dhacda somalida siiba Moqdisho, inagoo malin kasta maqalna qarax iyo dhimasho sida darteed waxay ka mid noqotay nolol maalmeedkeena, wax laga yaxyaxoodana maba aha, hadii aan ereryo kale ku tilmaamo waynu Bahalownay/dad cun, inagoo hoos marnay dugaagii (حيونة الانسان-ممدوح عدوان). Alle ha u naxariisto dadki ku dhintay Qarixii Muqdisho, alle cafimaad ha siiyo intii ku dhawaacantay. Qiimaha uu leeyahay qofka muslimka ahina xadiiskan ayaa koobsaday;
- 7 January 2015, ayaa weerar lagu qaaday Wargeyska kaso baxa dalka faransiisaka ee “Charlie Hebdo” waxaana laga dilay 11 qof, aduunka dhan argagax ayay galisay dhacdadani, 4 cisho ka dib, ku dhawaad 2 milyan oo faransiis ah ayaa banaan bax dhigay, 40 hogaamiye oo caalamka ka mid ahi way kala qeyb galeen, sidoo kale 70 milyan oo isticmaala Facebook waxay “Profile” koodii u badaleen calanka faransiiska, 400 oo milyanna waxay murugadoodi kala qeyb galeen Hash Tagan (#PrayForParis). Isla usbuucaas waxa ciraaq ku dhintay 40 qof, 43 qof ayaa Lebanon ku dhintay, suuriya waxa ku dhintay dad ku dhaw 400,000 qof. Suaasha iswaydiinta lihi waxay tahay; Qofka Reer Galbeedka ahi (Europe & USA) muxuu kaga qiimo badan yahay dadka kale? Markasta oo dhimashadu ama dilku sii daba dheerado waxa gabaabsi noqda la tacaadufka ama dareenka naxariista leh ee ay kugu yeelaynso naxdintan joogtada ahi, waana mid ay la qabsanayso naftaadu (Emotional Blunting) waxayna noqonaysa mid ay naftaadu la noolan karto. “Hadiiba lagu yidhaahdo waxaanu badbaadinay 205 qof halkii aanu ka badbaadin lahayn 206 qof, halka qof ee dhiman macno badan kuuma samaynayo, caqligaagu wuxuu xooga saarayaa tirada badan, qofkaasina waa adigo oo kale, lakiin lama tacaadufaysid”. Cilmi baadhistan waxaa sameeyay labada Saynis yahan ee Weber & Gustav Fechner oo ku takhasusay cilmiga Psychophysics. Dhimashada/Qaraxa dalalka reer galbeedku aad ayay u yartahay marka la bar bardhigo dunida kale, qiimaha qofku uu ku leeyahay waa qiimo sareeya sidaas awgeed qofku qiimo badan ayuu leeyahay, iyadoo Aadamuhuna uu dhaqaaleyo wax kasta oo yar (scarcity principle). Bulshadeenu waxay la tacaaduftaa dhibaatada ka dhaca dunida kale, balse lama tacaduufno dhibta ku dhacda somalida siiba Moqdisho, inagoo malin kasta maqalna qarax iyo dhimasho sida darteed waxay ka mid noqotay nolol maalmeedkeena, wax laga yaxyaxoodana maba aha, hadii aan ereryo kale ku tilmaamo waynu Bahalownay/dad cun, inagoo hoos marnay dugaagii (حيونة الانسان-ممدوح عدوان). Alle ha u naxariisto dadki ku dhintay Qarixii Muqdisho, alle cafimaad ha siiyo intii ku dhawaacantay. Qiimaha uu leeyahay qofka muslimka ahina xadiiskan ayaa koobsaday;

This product uses the Instagram API but is not endorsed or certified by Instagram. All Instagram™ logos and trademarks displayed on this application are property of Instagram.